• Bogga hore
  • Wararka
    • Glamudug
    • Hirshabeelle
    • Koonfur Galbeed
    • Muqdisho
    • Puntland
    • Somaliland
    • Sool iyo Sanaag
  • Warbixino
  • Muuqalo
  • Fikrado
  • Sawiro
  • Ciyaaro
  • Bogga hore
  • Wararka
    • Glamudug
    • Hirshabeelle
    • Koonfur Galbeed
    • Muqdisho
    • Puntland
    • Somaliland
    • Sool iyo Sanaag
  • Warbixino
  • Muuqalo
  • Fikrado
  • Sawiro
  • Ciyaaro
Author

caliahmed





Wararka
Saynisyahanno ku dhawaaqay is bedbedello ku dhaca Fayraska Corona
caliahmed Posted On May 9, 2020


Cilmi baadheyaal Mareykan iyo Ingiriis ah ayaa ogaaday boqolaal isbedel oo ku dhaca fayraska kuwaas oo keena cudurka Covid 19. Laakiin ilaa haatan midkoodna masoo bandhigin waxa arintan ay ogaadeen uga dhigan tahay in fayrasku ku fido dadka iyo waxtarka […]


Continue Reading
0
530 Views
0



Muqdisho  / Wararka
Xildhibaano eedeyn usoo jeediyey Madaxweyne Farmaajo
caliahmed Posted On May 9, 2020


Xildhibaano ka tirsan labadda Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya ay kula xisaabtami doonaan sababta Ciidamo aan qeyb ka aheyn AMISOM ay gacanta ugu hayeen Garoonka Bardaale. Xildhibaanada ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu […]


Continue Reading
0
321 Views
0



Wararka
Shiinaha oo muddo kadib laga helay hal kiis oo Covid 19 ah
caliahmed Posted On May 9, 2020


Shiinaha ayaa diiwaangeliyey hal kiis oo Covid 19 ah maalintii shalay aheyd Sidda ay shaacisey hay’adda caafimaadka qaranka maanta. Halka kiis ayaa ah qof dalka dibadiisa laga keenay 8-dii May ee sanadkan. Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in ay si […]


Continue Reading
0
410 Views
0



Wararka
Taliska AMISOM oo caddeeyey cidii ka dambeysay diyaaradii lagu soo riday Bardaale
caliahmed Posted On May 9, 2020


Warqad kasoo baxday axfiiska Taliska Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in taliska AMISOM uusan wax lug ah ku laheyn diyaaradii gargaarka siday ee dhawaan kusoo dhacday degmada Bardaale ee gobolka Bay. Warqad loo diray Midowga Afrika ayaa lagu […]


Continue Reading
0
345 Views
0



Wararka
Fayraska Corona oo kusii fidaya Aqalka Cad ee Mareykanka
caliahmed Posted On May 9, 2020


Kaaliye sare oo ka tirsan xafiiska madaxwayne ku xigeenka Mareykanka ayaa laga helay cudurka Coronavirus maalin uun kadib markii xubin ka tirsan shaqaalaha Aqalka cad laga helay Covid 19. Katie Miller, ayaa noqonaysa sargaalkii labaad oo ka tirsan Aqalka cad […]


Continue Reading
0
296 Views
0



Wararka
Talyaaniga oo noqday dalka ugu dhimashada badan dalalka Yurub ee Covid 19
caliahmed Posted On May 9, 2020


Dalka Talyaaniga ayaa noqday dalkii ugu horreeyey ee ka tirsan Midowga Yurub ee diiwaangeliya in ka badan 30,000 oo ah dhimasho la xiriira Cudurka Covid 19. Shalay oo Jimco ahayd waxaa la shaaciyey 243 oo dhimasho cusub ah, halka maalintii […]


Continue Reading
0
320 Views
0



Somaliland  / Wararka
Somaliland oo xaqiijisey kiisaskii ugu badnaa ee Covid 19
caliahmed Posted On May 9, 2020


Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maalinnimadii shalay aheyd xaqiijisey 11 qof oo cudurka Covid 19 laga helay. Wasaaradda ayaa sidoo kale xaqiijisey hal qof oo cusub oo u geeriyooday cudurkan. Dadka laga helay cudurkan ayaa kala jooga Hargeysa, Sanaag iyo Burco. Agaasimaha […]


Continue Reading
0
318 Views
0



Puntland  / Wararka
Puntland oo ka walaacsan Cudurka Covid 19 oo kusii fidayo deegaanadeeda
caliahmed Posted On May 6, 2020


Kulan ay Maanta yeesheen Guddiga wacyi-gelinta iyo xakameynta Cudurka Coronavirus ee Puntland iyo Dhaqaatiirta ka howl-gasha deegaannada Maamulkaas ayaa waxaa looga hadlay sidii la isaga kaashan lahaa ka hortegidda iyo la tacaalida Caabuqan. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland, Jaamac Faarax […]


Continue Reading
0
352 Views
0



Wararka
Theresa May oo madaxda caalamka ku eedeysay in ay ka gaabiyeen la tacaalidda Covid 19
caliahmed Posted On May 6, 2020


Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka UK Theresa May, ayaa madaxda caalamka ku caambaareysay in ay ka gaabiyeen la tacaalidda Cudurka safmarka ah ee Coronavirus. Waxa ay ka digtay in iskaashi la’aanta wadamada caalamka ay horseedi karto khatar weyn. Hadalka Mrs […]


Continue Reading
0
319 Views
0



Wararka
AMISOM oo soo dhoweysay in baaritaan lagu sameeyo diyaaraddii ku dhacday Bardaale
caliahmed Posted On May 6, 2020


War saxaafadeed ay soo saartay AMISOM, ayey ku sheegtay in ay soo dhawaynayso go’aanka ay dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya ku baarayaan diyaaraddii ku burburtay degmada Bardaale ee gobolka Baay. “Waxaan jeclaan lahayn inaan taageeraheenii soo jireenka ahaa aan u […]


Continue Reading
0
303 Views
0



1
Older Posts


Stay Updated

Please enter MailChip form ID in Theme Setting

© Copyright Geelle Magazine

Press enter/return to begin your search