Kooxaha Premier League-ga oo isku khilaafsan sida lagu dhameystiri karo kulumada harsan ee Horyaalka
Iyada oo la joojiyey tartanka Horyaalka Premier League-ga cudurka safmarka ah ee Coronavirus awgiis, ayaa haddana waxaa soo baxaya in xilligan dhow aysan suurtogal ahayn in garoomada lagu soo noqdo. Madaxa Xiriirka Kubadda Cagta ee Ingiriiska, Greg Clarke, ayaa yiri: […]