Webiga Shabeelle ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa uu fatahaado horleh ka sameeyey tuulooyin dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo qaarkood dadkii deganaa ay isaga barakaceen. Tuulooyinka uu Webiga ka fatahay oo dhamaantood hoostaga Magaalada Jowhar ee […]