Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya, Cabdisaciid Muse, ayaa ka badbaaday weerar ka dhacay beer ku taal magaalada Galkacyo kaas oo hal qof ku geeriyooday galabnimadii maanta magaalada Galkacyo. Waxaa weerarka ku dhaawacmay ilaa afar qof oo kale. Wasiirka ayaa la afuray […]