Mas’uuliyiin ka socoday xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo xubno ka tirsan guddiga qaran ee ka hortagga COVID-19 ayaa maanta agab caafimaad geeyay magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Galmudug, Agabkaan ayaa qayb ka noqon doona dadaalada looga hortagayo cudurka dunida saameeyay ee covid […]