Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cali Caadle ayaa saaka kulan la qaatay Safiirka dowladda Ingiriiska Mudane Ben Fender. Labada masuul ayaa iska waraystay marxaladda kala guurka ah ee Hirshabeelle, arrimaha amniga, dib u […]