Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah isaga iyo wafdigiisa taas oo loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee magaaladda Baydhabo. Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay xaflada soodhawaynta ayaa sheegay in Puntland iyo Koonfur […]