Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac leh dhaliyay ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka dhacay Magaalada muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana la sheegay in qaraxaasi lagu bartilmaameed saday Ciidanka dowladda. Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxu uu ka dhacay halka loo […]