Maamulka Soomaaliland ayaa Maanta shaacisay kiisas horleh oo Cudurka Coronavirus ah oo laga helay deegaannadeeda iyo qofkii 9aad oo Cudurkaas ugu dhintay Soomaaliland tan iyo markii Cudurka laga helay. Guddiga wacyigelinta iyo ka hortagga COVID-19 u qaabilsan Soomaaliland ayaa sheegay […]